Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo Si Duurxul Ah Damiirkiisa U Maagay Axmed Muumin Seed + [Muuqaal]Friday April 07, 2017

Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo Si Duurxul Ah Damiirkiisa U Maagay Axmed Muumin Seed + [Muuqaal]

https://youtu.be/atEw22l3CoA

Friday April 07, 2017
Hargeysa (SM):- Wasiirkii hore ee Maaliyada Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa si duur xul
ah daaqad uga saaray Axmed Muumin Seed oo hore uga tirsanaa Xisibiga Waddani hadana kamid ah Xisbiga Kulmiye.
Image may contain: 2 people

Sidoo kale siyaasi Samaale ayaa si Tuur xul ah waxuu u dhaliilay mawqifkii Axmed Muumin Seed markii uu musharax nimadii uu doonaayey waayey

“Xisbigaaga gudihiisa waa lagu tartamaa go,aanka danbe ee aad gaadheyso waa laga fiirsadaa , qofku in uu han yeesho ceeb ma aha lakiin go,aanka ugu danbeeya ee aad qaadaneyso ayaa qiimihiisa leh , aniga iyo Kijaandhe dee xisbiga yagii uun baanu lakiin xisbiga gudihiisa ayuu dagaal culusi ka socdey hal maalina xisbiga Kulmiye kamaanu tagin ” ayuu yidhi siyaasi Cabdicasiis Samaale
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Salaanmedia/Hargeysa Office