Xarunta Xaquuqal Iinsaanka Somaliland Oo Soo Bandhigtay Xog Ururin Ku Saabsan Tacadiyadii lagula Kacay Saxaafadda Somaliland.April.7,2017

Hargeysa(SM)April.7,2017-Ururka Xuquuqal Iinsaanka Somaliland ayaa waxa uu soo saaray warbixin iyo xogo ay kasoo ururiyeen tacadiyadii kala duwaan ee Afartii Bilood ee u danbeeyey lagula kacay Suxufiyiinta Iyo warbaahinta madaxa banaan ee Somaliland ka hawl gasha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Salaanmedia/Hargaysa