Daawo Muqaal:Gabadh reer Somaliland ah oo Wacdaro ku dhigtay Barnaamijka Man saharal almalyun ee dalka..20.05.17

Daawo Muqaal:Gabadh reer Somaliland ah  oo Wacdaro ku dhigtay Barnaamijka Man saharal almalyun ee dalka..20.05.17

Gabadh kasoo jeeda Gobolka gabilay Zahra Hussein Amir ayaa ka qayb gashay barnaamijka Man saharal al malyun ee uu leeyahay George gardouh ee dalka emarites gudihiisa lagu qabto, Zahra waxay ku dhalatay Dubai waxaanay qaaday shahaadada biomedical Engineering ee waxaanay ka shaqaysaa shirkadda Dubai world trade centre ee emirates warbixinta waxaa noo xaqiijiyay Tifatiraha website-ka Hargeisa Ahmedyasin Sh Cumar oo ay qaraabo yihiin gabadhan waxaanu yidhi sidan” Zahra waa gabadh aan ilmaadeer isku dhaw nahay oo dagan dalka emarates waxaa dhalay ganacsade reer somaliland ahaa oo dhintay alle ha unaxariistee sanado ka hor oo la odhan jiray xuseen caamir waa gabadh waxbaratay akhlaaq diineed leh waxaanay ku guulaysatay imika qaybtii hore ee barnaamijka 2 wiig ka hor oo lacag ahaan heshay 50,000 oo lacagta emariteska ah qaybta kalena guulbaan u rajaynayaa”

Bal daawada waa kan videogii

Salaanmedia/Hargaysa