Daawo Muqaal:Is miidaamin ka dhacday Manchester UK oo dad badani ku naf wayeen Iyo xaalada magaaladda oo kacsan..23.05.17

Daawo Muqaal:Is miidaamin ka dhacday Manchester UK oo dad badani ku naf wayeen Iyo xaalada magaaladda oo kacsan..23.05.17

Ugu yaraan 29 qof oo ku geeriyooday inka badan 60 wey ku dhaawacmeen ka dib markii la isku qarxiyey meel lagu caweeyo oo ku taala magaaladda Manchester ee cariga Ingiriiska ,Wararku waxa ay intaas ku darayaan in caruur yar yari ay ka mid yihiin dadka dhintay.

Wali lama garanaayo cida ka danbeysa,Ciidamada oo weli ku jira baadhitaan .

Lasocda Salaanmedia wixii kasoo kordha.

Salaanmedia/London

Salaanmedia/London