Daawo Muuqaal :Oday kashifay Sir dad badan ka qarsoonayd iyo Baaq uu u soo diray Dowlada Somalia!! .22.05.17

Daawo Muuqaal :Oday kashifay Sir dad badan ka qarsoonayd iyo Baaq uu u soo diray Dowlada Somalia!! .22.05.17

Sababta qaar ka mid ah dalalka Yurub u soo celinayaan Soomaalida ku nool dalkooda ayaa la ogaaday waxaana soo if baxday in Siyaasiin Soomaaliyeed lacago fara badan Yurub kaga soo qaateen sidii Qaxootiga sharci la aanta ah dib loogu soo celin lahaa gudaha dalka Soomaaliya .

Axmed Ducaale oo ka mid ah Odayaasha Soomaaliyeed ahna madaxa ururka Somdana ee dalka Denmark ayaa carabka ku dhuftay inay ogyihiin in siyaasiin ka socday dowladii hore qandaraas hoose la galeen dalka Denmark , wuxuuna iminka baaq u soo diray dowlada cusub ee uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo .