DAAWO:-Xisbiga WADDANI oo Si Cad u Soo Bandhigay Siyaasaddiisa Arrimaha Dibadda iyo Ictiraaf Raadinta.Sunday May 21, 2017 –

DAAWO:-Xisbiga WADDANI oo Si Cad u Soo Bandhigay Siyaasaddiisa Arrimaha Dibadda iyo Ictiraaf Raadinta.Sunday May 21, 2017 –

Hargeysa(SM):-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa soo bandhigay dariiqyada siyaasaddeed iyo diblomaasiyaddeed ee uu doonaayo in uu u maro siyaasiyaddiisa arrimaha dibadda, waxaana uu sheegay in ay xidhiidho diblomaasiyaddeed oo dhow ay lee yeelan doonaan beesha caalamka iyaga oo badka soo dhigay sida ugu habboon ee ay dalka u gaadhsiin karaan horumar iyo ictiraaf buuxa.
DAAWO, xisbiga WADDANI oo arrimahaas ka hadlaaya,

https://youtu.be/kZMTRnkmeWY

Salaanmedia/Hargeysa