[DAAWO:-]Xukuumadda Somaliland Si Adag uga Hadashay Dhawaaq Ka Soo Yeedhay Dawladda Ingiriiska..28.05.17

Hargeysa(SM):-Dawladda Somaliland, ayaa jawaabtii ugu adkeyd ka bixisay dhawaaq ka soo yeedhay dawladda Ingriiiska oo ku saabsan in Somaliland ay ka mid tahay dalalka aan la isku aamini karin amaankooda isla mar ahaantaana ay ku dartay liiska dalal ay ku sheegeen in ay uga digayaan muwaadiiintooda in ay tagaan.

Badhasaabka gobalka Maroodi-jeex oo arrintan ay wax ka weydiisay saxaafaddu, ayaa si adag uga jawaabay,
Salaanmedia/Hargaysa