Ninkii ka dambeeyey qaraxii dadka badan ku dhinteen Manchester Arena UK oo la aqoonsaday.24.05.17

Ninkii ka dambeeyey qaraxii dadka badan ku dhinteen Manchester Arena UK oo la aqoonsaday.24.05.17

Salman Abedi waa 22 dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka Libiya waxa uu ku koray dalka Ingiriiiska,Wararka saxaafadu soo warinayaan waxay sheegayaan in Salman uu dhawr jeer u dhoofay dalka Siiriya oo uu tababar usoo qaatay.

Ugu yaraan 22 qof ayaa ku dhintay 64 qofkalena wey ku dhaawacmeen oo ay ku jiraan 2 hablood oo yaryar.IMG_3668

Salaanmedia/London