Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo Ku Eedeeyey Inay Waddo Dhaq-dhaqaaq Ay Dib Mar Kale Ugu Dhigayso Doorashada Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa(SM)May.20,2017-Xildhibaan Siciid Cilmi Roobke oo kamid ah xisbiga WADDANI ayaa xukuumadda madaxwayne Siilaanyo ku eedeeyey inay wado dhaqdhaqaaq ay dib ugu dhigayso doorashada madaxtooyada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Salaanmedia/Hargaysa