Murashax C/Raxmaan Cirro Iyo Hogaamiye Xirsi Xaaji Cali Oo Ku Ciiday Magaalada Makka Al-mukarrama June 25, 2017

Murashax C/Raxmaan Cirro Iyo Hogaamiye Xirsi Xaaji Cali Oo Ku Ciiday Magaalada Makka Al-mukarrama
June 25, 2017

IMG_5826
Masuuliyiin ka tirsan xisbiga Waddani ay ka mid yihiin Murashaxa xisbiga Waddani C/Raxmaan Cirro , Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Xaaji Cali , Iyo Xoghayaha Xidhiidhka Dawladaha Carabta Iyo Wadamada Islaamka ee Xisbiga WADDANI Oo Ku Ciiday Magaalada Makka Al-mukarrama ee boqortooyada Sacuudi-Careebiya,

Waftiga uu hogaaminaayo ayaa shacabka Muslimiinta gaar ahaan Reer Somaliland u rajeeyey Bash bash Iyo barwaaqo

halkan hoose ka daawo.IMG_5817IMG_5803 IMG_5808 IMG_5826 IMG_5827