Daawo Bulshada Magaalada Burco Oo Ka Qayliyey Sicir Bararka Dalka Ka Taagan Oo Saamayn Xoogan Ku Yeeshay Fariin Adag-na U Diray Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo Hargeysa.16,2017

Hargeysa(SM)July.16,2017-Bulshada magaalada Burco ayaa ka qayliyey sicir bararka dalka ka taagan oo saamayn ku yeeshay dadkii dan yarta ahaa iyo ganacsatadii yar-yarayd,waxaana ay fariin u direen xukuumadda madaxwayne Siilaanyo oo ay ka dhawaajiyeen inay ku fashilantay wax ka qabashada sicir bararkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Salaanmedia/Hargaysa