Daawo Muqaal:Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Qodobo Dhawr Ah Oo Khuseeya Doorashada Madaxtooyada Somaliland HargeysaJuly.27,2017 By Salaan - July 27, 2017 Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Qodobo Dhawr Ah Oo Khuseeya Doorashada Madaxtooyada Somaliland Hargeysa(SM)July.27,2017-Gudoomiyaha iyo afhayeenka guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa ka hadlay arrimo dhawr ah oo ay kamid yihiin qaadashada kaadhadhka codbixiyayaasha ee ka socda gobolada qaar,lacagta ay hadda u hayaan qabsoomida doorashada madaxtooyada Somaliland iyo arrimo dhawr ah oo kale. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka Salaanmedia/Hargaysa
Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Qodobo Dhawr Ah Oo Khuseeya Doorashada Madaxtooyada Somaliland Hargeysa(SM)July.27,2017-Gudoomiyaha iyo afhayeenka guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa ka hadlay arrimo dhawr ah oo ay kamid yihiin qaadashada kaadhadhka codbixiyayaasha ee ka socda gobolada qaar,lacagta ay hadda u hayaan qabsoomida doorashada madaxtooyada Somaliland iyo arrimo dhawr ah oo kale. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka Salaanmedia/Hargaysa