Daawo Muqaal:Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Madal Madaxwayne Siilaanyo Fadhiyay Ku Dhaliilay Xukuumaddiisa Iyo Xisbiga KULMIYE Soona Bandhigay Waxqabadkiisa Uu Fulin Doono Hadii Uu Talada Dalka Ku Guulaysto.29.07.17

Hargeysa(SM)July.29,2017-Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta madal uu madaxwayne Siilaanyo goob joog ahaa waxa uu ku dhaliilay xukuumaddiisa iyo xisbiga KULMIYE,waxaana uu kusoo bandhigay waxqabadka uu qaban doono hadii uu talada dalka ku guulaysto.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Salaanmedia/Hargaysa