Daawo Muuqaal Dhamaystiran Oo Ku Saabsan Qaabkii Uu U Dhacay Shirweynihii Garabka Haweenka Minneapolis Ee Xisbiga WADDANI Hargeysa.25,2017

Daawo Muuqaal Dhamaystiran Oo Ku Saabsan Qaabkii Uu U Dhacay Shirweynihii Garabka Haweenka Minneapolis Ee Xisbiga WADDANI
Hargeysa(SM)July.25,2017-Daawadayaal waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa muuqaal dhamaystiran oo ku saabsan qaabkii uu u dhacay shirwaynihii xisbiga WADDANI ee garabka Haweenka Minneapolis ee dalka Maraykanka.
Waxaana goobtaasi laga soo jeediyey khudbado xasaasi ah oo dhinacyo badan taabanaysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Salaanmedia/Hargaysa