DAAWO:-Nuxurka Khubad Xiiso Badan Oo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye U Jeediyey Taageerayaasha Degmada Reer Qoyta Ee Gobolka Togdheer July 14, 2017

July 14, 2017 Burco (SM) –Nuxurka Khubada Xiiso Badan oo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye u Jeediyey Taageerayaasha Degmada Reer Qoyta ee Xisbiga Kulmiye Kuna Sheegey in Xisbiga Leeyihiin ,Ninkii Waxyeelo soo gaadhsiiyana iyo Shanta Saari Doonaan Reer Qoyta Gobolka Togdheer.

Salaanmedia/Hargaysa