[DAAWO/SAWIRO:-]Guddoomiye Cirro oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyey Haldoorkii Reer Hargeysa ee Dhawaan Ku Soo Biiray Xisbiga WADDANI
Hargeysa(SM):-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI, ayaa maanta hotel Ambassador ee Hargeysa hadhimo sharafeed guu sameeyey haldoorkii reer Hargeysa ee dhawaan ku soo biiray Xisbigaasi.
 DAAWO, SAWIRADA Warkaas.