DEG DEG: SIYAASIYIIN MIISAN CULUS OO KU SOO BIIRAY XISBIGA WADDANI OO U HOGGAAMINAYO ABIIB IYO CALI WARAN-CADDE July 15, 2017 –

DEG DEG: SIYAASIYIIN MIISAN CULUS OO KU SOO BIIRAY XISBIGA WADDANI OO U HOGGAAMINAYO ABIIB IYO CALI WARAN-CADDE
July 15, 2017 –
IMG_7173
Deg Deg: Siyaasiyiin Miisan Culus Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Waddani Oo U Hoggaaminayo Abiib Iyo Cali Waran-Cadde

Hargeysa:(SM)_Waxa saaka abaaro subixi hore iska soo xaadiriyey Xafiisyada Xisbiga waddani Wasiir Abiib Diiriye Nuur (Timacadde) oo la sii abaabulayo xafladii soo dhaweyntiisa isaga iyo siyaasiin culus oo u hor kacayo Cali Maxamed Waran-Cadde Iyo Boobe Yuusuf Ducaale

Sidaya bahda shabakada Salaanmedia ay soo helayso Cali Maxamed Waran-Cadde oo Ku Maqan Dalka Djabouti oo ka imana doona Maal-Maha soo socda Kuna soo rogaal celin doona dalka jsl aya waxa xaflada balaadhan loo qaban doona Siyaasyiintan

Balse Siyaasi abiib timo cadde iyo Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobalka Gabiley oo khatar galin kara Codka xisbiga kulmiye ee u gabilay ka rajaynyey iyada oo ay siyaasiyiin miisan culus ku lahi kaga jiran xisbiga waddani iyo madaxa-Olalaha Xisbiga Waddani oo deegan ahan ka soo jeeda

Hadaba Cali Maxamed Waran-Cadde Muxu Ku Soo Kurdhin Doona Xisbiga Waddani? Bale Siyaasi Timacadde Codka gabiley ma soo qaadi doona?

Salaanmedia/Hargaysa

Source24Somaliland