Xula-faysiga Siyaasiyiin Miisaan culus ku leh dalka oo la filayo inay ku biiraan Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI .16.07.17

Screen Shot 2017-07-16 at 23.42.06Xula-faysiga Siyaasiyiin Miisaan culus ku leh dalka oo la filayo inay ku biiraan Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI + Shir-duceeyo loogu go-gol xaadhayo xafladda soo dhoweyntooda oo Hargeysa ku dhex-maray Musharaxa Jagadda Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).

Ex-wasiir Abiib Diiriye Nuur (Timacadde), Ex-wasiir Cali Maxamed Waran-Cadde, Ex-wasiir Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil-Yare), Ex-wasiir Cabdilaahi Xuseen Iimaan (Cabdilaahi Dara-wal), Ex-wasiir Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cabdilaahi Cirro), Ex-wasiir Boobe Yuusuf Ducaale, Ex-wasiir Dr Adna Aadan Ismaaciil, Col Muj Ibraahim Cabdilaahi Xuseen (Dhega-weyne iyo Siyaasi Xasan Cali Abokor.

Salaanmedia/Hargaysa

Xigasho Masuul ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI.