Daawo: Wasiiradii ugu DA,DA Yarayd Maamulka Puntland oo sheegtay Arin Yaab Leh leh oo Xilkeeda ay ku Wayday..14.08.17

DAAWO MUQAAL :Wasiir Aniso”Waxa Layga Reebay wasiirada Cusub In qabiil Ana U Shaqeyne Qaran U Shaqeynayey Aug 14, 2017 –
Wasiiradii Hore Ee haweenka  maamulka Puntland Aniso Xaaji Muumin Ayaa ka Hadashay sababta Xilkii wasiirka Looga Reebay wasiirada Cuusb,Iyadoona Ku Eedaysay Beesha Ay kasoo Jeedo Inay ka Danbeeyeen Oo Doonayey Inay Beesha kaliya U Shaqeyso.
Wasiirada oo xilka Wareejinaysa Ayaa Sheegtay Inay tahay sababta Looga Reebay Golaha Wasiirada In Ladoonayey Inay Beel u Shaqeyso Iyaduna Ay u Shaqeysay Guud ahaanba Shacabka Puntland Iyo danaha Guudba.
waxayna Eeda Ka Saartay Dusha Xildhibaanada Barlamaanka Puntland Ee Deegaanka Kasoo wada Jeedaan Inay wada Shaqeyn la’aan ka Haysatey.

https://youtu.be/BevUAyLwPTo
Salaanmedia/Hargaysa