Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Shilalkii Maalmihii Ciida Ka Dhacay Magaalada Berbera Iyo Maydka Qof Kale Oo Baddu Liqday Oo Saaka La Helay hargeysa..September.3,2017-

Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Shilalkii Maalmihii Ciida Ka Dhacay Magaalada Berbera Iyo Maydka Qof Kale Oo Baddu Liqday Oo Saaka La Helay
hargeysa(SM)September.3,2017-Maamulka gobolka Saaxil iyo dhakhaatiirta cusbitaalka Berbera ayaa ka hadlay shilalkii maalmihii ciida ka dhacay magaalada Berbera,iyada oo saakana la helay maydka qof kale oo ay baddu liqday.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka


Salaanmedia/Hargaysa