Daawo Muqaal:Colaadii Degmada Ceel-afwayn Ka Taagnayd Oo Go’aamo Adag Laga Soo Saaray ,Salaadii iyo culimo badan oo gaab joog…Hargeysa…Sep.5,2017

Hargeysa(SM)Sep.5,2017-Guddigii nabadgaliyada ee mudooyinkii u danbeeyey ku hawlanayd xalinta shaqaaqadii ka taagnayd Ceel-afwayn ayaa waxay maanta colaadaasi kasoo saareen go’aamo adag.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Salaanmedia/Ceerigaabo

 

 

Ramaasnews-desk
Ramaasnews@gmail.com