DAAWO MUUQALKA”SHAN IYO TOBAN XILDHIBAAN OO KATIRSAN GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND OO KUDHAWAAQAY INAY GOLAHA HORKEENI DOONAAN MOOSHIN CIIDAN LOOGU DIRAYO DALKA BURMA SI AY MUSLIMIINTA DALKAAS UDIFAACAAN IYO BAAQ DALAB DIYAARADEED OO AY DAWLADA TURKIGA KA DALBADEEN

September 9, 2017 –
Hargeysa(SM)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sheegay in xukuumada Somaliland ay shan kun oo askari u dirayso wadanka Myamar

Xildhibaan Nacnac waxaa uu sidan ka sheegay shir Jaraa’id oo uu ku qabtay gudaha Magaalada Hargeysa, waxaanu madaxweynaha dalka Turkiga ugu baaqay inay Somaliland u soo diro diyaarado lagu daad-gureeyo ciidamada gurmadka ah ee loo dirayo badbaadinta muslimiinta Rohinga

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/E16oDIO7M9w

Salaanmedia/Hargaysa