[DAAWO:-]Odeyada Subeer Awal ee WADDANI oo Jawaabo Culus Ka Bixiyey Hadalo Ka Soo Yeedhay Xildhibbaan Siciid Cilmi Rooble Sunday September 03, 2017 –

[DAAWO:-]Odeyada Subeer Awal ee WADDANI oo Jawaabo Culus Ka Bixiyey Hadalo Ka Soo Yeedhay Xildhibbaan Siciid Cilmi Rooble
Sunday September 03, 2017 –

Hargeysa(SM):-Odeyada ka soo jeeda beelaha Subeer Awal ee Xisbiga WADDANI, jawaabo adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Xildhibbaan Siciid Cilmi Rooble oo iska casilay Xisbiga WADDANI isla mar ahaataana eedo u jeediyey, waxaanay sheegeen in muddooyinkii dambe ba uu Siciid ahaa KULMIYE. iyaga oo sida oo kale na xaal ka bixiyey hadalo deel-qaaf ah oo Xildhibbaan Siciid Cilmi Rooble uu u soo jeediyey Murashaxa Madaxweynaha WADDANI.

DAAWO, Muuqaalka Warkaas

https://youtu.be/RM3bvOAEHbM

Salaanmedia/Berbera