Daawo Somaliland oo Markii u horreysay la Keenay Qalab Tayada Dawooyinka lagu Baadhayo – Gudaha ka Daawo 7,9, 2017

Hargeysa(SM):- Dalka Somaliland, ayaa markii ugu horreysay la keenay Mishiin la sheegay inuu yahay mid casri ah oo loogu talo-galay in lagu baadho Tayada Dawada waddamada dibedda laga soo dhoofiyo ee Somaliland laga isticmaalo, taas oo aan hore Qalab Tayadeeda baadha oo shaqeeya loo haynin, lana baadhi jirin-ba.

Warka iyo Warbixinta Mishiinkan, qaabka uu u shaqayn doono iyo sida loo hawlgelin dooon oo la sharraxayo, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-