Daawo Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Balaadhan Oo Ka Socday Wadanka Jarmalka Iyo Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen Hargeysa..September.2,2017

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Balaadhan Oo Ka Socday Wadanka Jarmalka Iyo Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen
Hargeysa(SM)September.2,2017-Wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland Maxamed Aadan Qabyotire ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wafti balaadhan oo ka socday wadanka Jarmalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Salaanmedia/Hargaysa