Daawo Xildhibaan Wakiilada Ka Tirsan Oo Shaaca Ka Qaaday Mooshin Lagu Wado In Xilka Lagaga Qaado Gudoomiye Ku Xigeenka Cusub Ee Wakiilada Somaliland Hargeysa..September.5,2017

Hargeysa(SM)September.5,2017-Xildhibaan Bashiir Tukaale oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay mooshin ay xildhibaanada Wakiiladu ka wadaan gudoomiye ku xigeenka cusub ee golaha Wakiilada Somaliland Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Salaanmedia/Hargaysa

 

 

 

Ramaasnews-desk