[ Deg Deg ]:- Faysal Cali Waraabe Oo Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Hada U Magacaabey Masuul Ka Soo Jeeda Beesha Bariga Burco +[ Magaciisa ].23.09.16

[ Deg Deg ]:- Faysal Cali Waraabe Oo Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Hada U Magacaabey Masuul Ka Soo Jeeda Beesha Bariga Burco +[ Magaciisa ]

Daawo Muqaal:Musharraxa Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe  Ayaa Xadhiga Ka Jaray Xafiisyo Xisbigu Ka Furtay Degmooyinka Hargeysa.22.09.17Hargeysa (SM):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe isla markaana ah
musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi ayaa waxaa uu maanta kala-fadhi aan caadi aheyn oo ay isku yimadeen xubnaha golaha dhexe uu ku ansixiyey musharaxiisa madaxweyne ku xigeen oo ka soo eeda beelaha gobalka Sool

Sidoo kale Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu si ku meel gaadh ah u sii magacaabey gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga UCID oo ka soo jeeda beesha bariga Burco gaar ahaan magaalada Caynaba waxaana lagu magacaaba Dr Maxamed Macalin Xirsi oo ku nool dalka Mareykanka
Dhinaca Faysal ayaa waxaa uu gudoomiy ku xigeenka xisbigaaasi u magacaabe masuul ka soo jeeda gobalka Awdal

 

Salaanmedia/Hargaysa