Halkan Ka Dhegayso La Taliyaha Madaxweynaha Ee Gobolada Barriga Somaliland Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Xil-C/raxmaan Talyanle.

Halkan Ka Dhegayso La Taliyaha Madaxweynaha Ee Gobolada Barriga Somaliland Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Xil-C/raxmaan Talyanle.IMG_4731

Halkan Ka Dhegayso La Taliyaha Madaxweynaha Ee Gobolada Barriga Somaliland Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Marxuum Xil-C/raxmaan Talyanle.
Mudane C.naasir Garaad Abshir Oo Ah La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Gobolada Barriga Ayaa Dhanbaal Tacsi Tiiraanyo leh u Diray Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Habeenkii Xalay ku Geeriyooday Dalka Hindiya Oo Xaalad Caafimaad Loogu Qaaday.
Halkan Ka Dhegayso Tacsida La Taliyaha.
(29)
https://youtu.be/NmUU7nan1tg
Salaanmedia/Hargaysa