Warsaxafadeed:Xisbiga UCID Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Masuuliyiin Badan Oo Ka Tirsanaa Xisbiga..26.09.17

SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

Address: Tell. 528866 / ucid2018@gmail.com /Area sha’aab koodbuur District.

Ref/UCID/XDH/338/2017 Date: 25/09/2017

Ujeedo:Xil kaqaadis

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID Md:Ismaaciil Cabdi Daahir

Waxa uu maanta oo ay tariikhdu tahay 25/09/2017 Xil ka qaadis ku sameeyay Xubnahan Hoos ku qoran.

Isaga oo tixraacaya warqadaha sumadoodu kala yihin UCID/XGW/134/2017, UCID/XGT/022/2017 ee ay maamulada Gobolada Awdal iyo Togdheer ee ay usoo gudbiyeen Gudida anshaxa ee Xisbiga UCID .

Khadar Maxamed Aadan
Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada Heer Qaran ee Xisbiga UCID

Cabdiwahaab Cismaan Cumar
Xoghayaha Garabka Dhalinyarada ee Gobolka Awdal ee Xisbiga UCID

Maxamed Aadan Jibriil
Guddoomiye Ku-Xigeenka Gobolka Awdal ee Xisbiga UCID

Cabdilaahi Aadan Axmed
Xoghayaha Maaliyada Garabka Dhalinyarada ee Gobolka Awdal ee Xisbiga UCID

Siciid Cabdiraxmaan Muxumed (Kamaan-Boosto)
Xoghayaha wacyigalinta Gobolka Awdal ee Xisbiga UCID

Amaal Axmed Sugaal
Guddoomiye Ku-Xigeenka Garabka dhalinyarada ee Xisbiga UCID

Hanad Cabdi Yuusuf
Guddoomiyaha Garasbka Dhalinyarada Gobolka Togdheer ee Xisbiga UCID

Maxamed Axmed Caydiid
Xoghayaha Maaliyada gobolka Togdheer ee Xisbiga UCID

Farax Axmed Faarax
Xidhiidhiyaha Garabka dhaliyarada gobolka togdheer ee Xisbiga UCID

Axmed Cismaan Ducaale
Guddoomiyaha Garabka Dhaliyarada Gobolka Awdal ee Xisbiga UCID

ALLAA MAHAD LEH

Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID

Ucid logo