Daawo Xisbiga UCID Oo Raali Galin Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Muuse Biixi , Soona Bandhigay Siro Ku Saabsan Shaqada Wasiir Cadaani +[ Muuqaal ] Wednesday September 06, 2017

Xisbiga UCID Oo Raali Galin Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Muuse Biixi , Soona Bandhigay Siro Ku Saabsan Shaqada Wasiir Cadaani +[ Muuqaal ]
Wednesday September 06, 2017 –
Hargeysa (SM):- Xoghayaha Warfaafinta ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa
waxaa uu raali galin ka bixiyey hadalo ka soo yeedhay musharax Muuse Biixi , kaas oo habeenkii xalay aheydna si kulul uu hadalkaas uga hadley siyaasi ali Sandule oo ka mid ah xisbiga Kulmiye

Sidoo kale Xoghaye Yuusuf Kayse ayaa waxaa uu soo bandhigay gon daloolooyin ku saabsan wasiirka warfaafinta Mr Cadaani oo uu sheegay in shaaqalaha idaacada Quraanka ee Radio Hargeysa aaney Muddo laba sanadood ah qaadanin wax mushahar ah , isla markaana Cadaani aanu aheyn qof u qalma Wasiir
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Salaanmedia/Hargaysa