Daawo Muqaal:Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Xukuumadda Ka Difaacay Eedaymo Kulul Oo Ay Usoo Jeediyeen Xisbiga WADDANI HargeysaOct.10,2017 By Salaan - October 10, 2017 Hargeysa(SM)Oct.10,2017-Wasiirka warshadaha Somaliland ayaa xukuumadda Somaliland ka difaacay eedaymo kulul oo ay usoo jeediyeen masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka Salaanmedia/Hargaysa