Daawo Xisbiga WADDANI Oo Ka Jawaabay Eedaymo Xisbiga KULMIYE Usoo Jeediyey Kana Hadlay Digreetadii Madaxwaynuhu Soo Saaray Dhawaan Hargeysa..OCt.3,2017

Hargeysa(SM)OCt.3,2017-Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde ayaa jawaab adag ka bixiyay eedaymo ay xisbigooda usoo jeediyeen xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE,waxana ay ka hadleen digreetadii madaxwayne Siilaanyo dhawaan soo saaray.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Salaanmedia/Hargaysa