[DEG-DAG:-]Siyaasi Cabdillaahi Jawaan oo Shaaciyey in uu Ku Biiraayo Xisbiga WADDANI Sunday October 08, 2017 –

[DEG-DAG:-]Siyaasi Cabdillaahi Jawaan oo Shaaciyey in uu Ku Biiraayo Xisbiga WADDANI Sunday October 08, 2017 – IMG_5817

Hargeysa(SM):-Siyaasiga Cabdlaahi Jawaan oo dhawaan iska casilay xisbiga Kulmiye isla markaana hore u ahaan jiray lataliyaha dhinaca doorashooyinka ee madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu si ramsi ah u shaaciyey in uu ku biiri doono xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa sidan ka sheegay kulan khaas ah oo uu la yeedhay musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro

Dhawaan ayaa la filayaa in siyaasi Cabdilaahi Jawaan iyo siyaasiyiin miisan Culus leh oo ay isku Deegan yahiin in xisbiga Waddani u qabto xaflad soo dhaweyn ah.

 

Salaanmedia/Hargaysa