Daawo Muqaal:Guddida Horuminta Beelaha ARAB Ee AFGARAD Oo Maanta Si Rasmi Ah Ugu Biiray Waddani Kana Digay Hagar Daamada Kulmiye +[ Muuqaal ] Sunday October 01, 2017 –

Guddida Horuminta Beelaha ARAB Ee AFGARAD Oo Maanta Si Rasmi Ah Ugu Biiray Waddani Kana Digay Hagar Daamada Kulmiye +[ Muuqaal ]
Sunday October 01, 2017 –

Baligubadle (SM):- Waxaa maanta si rasmi ah ugu biiray xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Guddida
Horumarinta ee Beelaha Arab ee AFGRAD isla markaana waxaa ay bulshadii iyo reerkii ay xilka u hayeen ugu baaqeen in rajadoodii iyo horumarintoodu ay ku jirto xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

Sidoo kale Guddida ayaa ay Reer Baligubadle uga digeen hagar daamo ay sheegen in xsbiga Kulmiye u wado Beeshan iyo guud ahaanba Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.


Salaanmedia/Hargaysa