Daawo Wasiirkii Hore Ee Duulista Iyo Hawada somaliland Oo Ka Hadlay Maamulka Hawada Ee Lagu Wareejiyay Somaliya..Dec.30,2017

Wasiirkii Hore Ee Duulista Iyo Hawada somaliland Oo Ka Hadlay Maamulka Hawada Ee Lagu Wareejiyay Somaliya..Dec.30,2017
Hargeysa(SM)Dec.30,2017-Wasiirkii hore ee duulista iyo hawada Somaliland ayaa ka hadlay maamulka hawada ee ay la wareegtay dawlada Somaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/TBuo-UUsJGY
Salaanmedia/Hargeysa