Daawo:Komishanka La Dagaalanka Musuq-maasuqa Oo Ka Markhaati Kacay In Musuq Maasuq Baahsan Dhacay Wakhtigii Kala Guurka+Wasaaraddo Ay Farta Kuu Fiiqeen in Musuq-maasuq Lagu Qabtay..Dec.19,2017

Komishanka La Dagaalanka Musuq-maasuqa Oo Ka Markhaati Kacay In Musuq Maasuq Baahsan Dhacay Wakhtigii Kala Guurka+Wasaaraddo Ay Farta Kuu Fiiqeen in Musuq-maasuq Lagu Qabtay..Dec.19,2017
Hargeysa(SM)Dec.19,2017-Gudoomiyaha hay’adda la dagaalanka musuq-maasuqa ayaa sheegay in wakhtigii kala guurka ay dhaceen musuq-maasuq iyo is daba marin baahsan,waxanaa uu shaaciyay wasaaradu uusheegay in lagu qabtay wax is daba marin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Salaanmedia/Hargeysa