Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Xilkii Ka Qaaday Xildhibaan Wasiir Laga Dhigay+Tirada U Codaysay In Laga Qaado,Kuwa Diiday Iyo Kuwa Ka Aamusay Hargeysa..Dec.23,2017-

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Xilkii Ka Qaaday Xildhibaan Wasiir Laga Dhigay+Tirada U Codaysay In Laga Qaado,Kuwa Diiday Iyo Kuwa Ka Aamusay
Hargeysa..Dec.23,2017-Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhi ay saaka iskugu yimaadeen waxay xilkii xildhibaanimo ka xayuubiyeen xildhibaan wakiilada ka tirsanaa oo wasiir laga dhigay.

Halkan hoose ka daawo muuqalka warka

Salaanmedia/Hargeysa