DAAWO: Magaalada Hargeysa oo ay kusoo badanayaan meherada laga cuno cuntooyinka Waddaniga ah..07.01.18

Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa kusoo badanaya meherada laga cuno cuntooyinka waddaniga. iyadoo arrintani ay dhiirigalin u noqonayso wax-soosaarka waddanka.
Salaanmedia/Hargaysa