Daawo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay Shir Ay Iskugu Yimaadeen Hogaanka Sare ee Xisbiga UCID..January.2.2018-

Hargeysa(SM)January.2.2017-Shir ay maanta iskugu yimaadeen guddiga fulinta xisbiga UCID ayaa waxa kasoo baxay qodobo dhawr ah,waxaana faahfaahinaya xoghayaha warfaafinta xisbiga UCID.Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka