Daawo Falanqaynta Todobaadka Oo Ka Hadlaaya Sixir Bararka Somaliland Iyo Aqooonyahan Somaliland ku nool oo February 7, 2018

Daawo Falanqaynta Todobaadka Oo Ka Hadlaaya Sixir Bararka Somaliland
Iyo Aqooonyahan Somaliland ku nool oo February 7, 2018
Waxa Dhawan la Soo Saaray Go’aamo Lugu Xakamaynaayo Wax yabaha loo Malaynaayo in uu Sixir bararku ka kaw yahay oo ay ugu waa weynayeen Adeeg yada Shirkadaha Telesom iyo Dahabshiil , zaad services iyo E-dahab Waxa falaqaynta ka qab galay awoon yahano Reer somaliland ah oo uu ku jiro wasiirkii hore Ee maliyada somaliland maxamuud xaashi . Waxana Qabtay TV caanka ah Ee Universal TV
Halkan ka Daawo Falaqayntan

somaliland