DAAWO:-Safiirka Dalka Turkiga Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya Ee Muqdisho Feb 5, 2018

DAAWO:-Safiirka Dalka Turkiga Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya Ee Muqdisho

Feb 5, 2018 Muqdisho (SM) – Taliye ku xigeenka Boliiska Dalka Turkiga & Safiirka Dalka Turkiga oo Maanta Booqasho ku Tagay Xarunta Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxana halkaas kusoo dhaweeyay Taliyaha ciidanka boliiska iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka boliiska.

Salaanmedia.com