Dr.Cabdiraxmaan Cirro Oo Doorashadii Madaxtooyada Kadib Saaka Dhaliilihi Ugu Adkaa Warbaahinta Uu Mariyey Madaxweyne Biixi.April19.18
Hargeysa (SM):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu ka Hadley heshiiska dekada Berbera oo ay shalay dawlada Imaraadku sheegtay in dawlada Somaliya ogeyd .
Gudoomiye Ciro ayaa arintaasi ku sifeeyey khiyaamo qaran isla markaana waxaa uu sheegay in madaxweyne Siilanyo yahay Danbiile qaranoo ay tahay in maxkamad la soo taago .
Sidoo kale Ciro ayaa madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in deg deg isku casilo dalkan uu ka qabto doorasho madaxtooyo hadii kale-na ay waajib tahay in golayasha qaranku ay ku qaadaan khiyaamo qaran
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Comments are closed