RAALIGALIN…Shabakadda Salaanmedia oo Hawada ka maqan dib u habeyn ku socota awgeed.. June 30, 2018

RAALIGALIN…Shabakadda Salaanmedia oo Hawada ka maqan dib u habeyn ku socota awgeed.. June 30, 2018

26C352AC-886B-42F1-B124-AF71D1202DCD
Waxaanu halkan uga cudur daaranaynaa akhristayaasha qaaliga ah ee Shabakadda Salaanmedia ku xidhan oo aanu ka raali galinayno shabakadda oo ay ku socoto shaqo dib u habeyn ah sidaa daraadeed In shaa Allah dhawaan ayuu hawada kusoo noqonayaa..
Waxa aanuna idiinku balan qaadeynaa in aanu warar iyo barnaajijyo xiiso badan idiin soo gudbin doono In shaa Allah.
Mahadsanidin.
Maamulka Shabakadda Salaanmedia
Hargaysa Office