Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Sidee Buu U Horumarinyaa Dhaqaalaha Wadanka .June 26, 2018

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Sidee Buu U Horumarinyaa Dhaqaalaha Wadanka .June 26, 2018

(SM)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Sidee Buu U Horumarinyaa Dhaqaalaha Wadanka …

Wasirka wasarada maaliyada somaliland mudane-yuusuf Maxamed Cabdi Oo Madaxeynaha Qaranka somaliland Muuse Biixi Cabdi uga warbixinaayey kor uqaadista dhaqaalaha dalka ayaa faahfaahsan ka siinaayey qorshayaasha horumarineed ee dhinaca dakhliga maaliyada dalka ayaa warbixintiisii sidan ku bilaabay:

(Mudane madaxweyne mudadii aan joognay waxaanu xooga aad yo aad u saarnay kobcinta daqliga qaranka ,cashuuraha barigu aad ayuu u hooseeyey imikana kor u kac ayuu u wadaa oo waanu sii wadaynaa sanadba sanadkii ka dambeeyey ,mudane madaxweyne waad ogaydoo waxaanu diyaaninay siyaasadii miisaaniyada qaranka soamliland,wax kale oo aanu so saarnay miisaaniyadii qaranka e 2018ka,nidaamka shaqaalaha ee wasaarada horumarinta maaliyada ayaanu isbadal ku samaynay oo ilaa imikana socda0A645BA6-BDC0-4465-BCAB-4EFF42E8C067