DAAWO:-Madax Dhaqameedka Garxaajis Oo U Hanjabey Madaxii Goob Joogayaasha ” Maykal Jeegaan Waxaanu Leenahay “JULY 30.18

DAAWO:-Madax Dhaqameedka Garxaajis Oo U Hanjabey Madaxii Goob Joogayaasha ” Maykal Jeegaan Waxaanu Leenahay “JULY 30.18

July 30 2018 Hargaysa (SM) – Madax dhaqameedka gudida Beelaha Garxaajis oo maanta
Warbaahinta kula Hadley Hargeysa waxaa ay hanjabaad culus u direen madaxii goob joogayaasha doorashadii madaxtooyada Somaliland oo ay sheegen in Shirkii beesha Garxaajis wax aaney u qalmin ku sheegay oo uu ku eedeeyey.

https://youtu.be/ZBY7notGVbI
Salaanmedia/Hargeysa