Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Dr Abdirahman M. Abdillahi Cirro ayaa Magacaabey gudi Nabaded Oo ka qayb qaadan doonta oo ay ugu horeyso Colaada Ceel Afwayn Dagaalka Tuka-raq Xaalada Muranka dhalisey ee Banka Wajaale iyo dhamaan Wixii shaqaaqo Ah Ee Jira.

WADDANI-Logo-150x150

Magacaabis Guddida Nabadeed Ee Xisbiga Waddani Magaacabay Waxaana Magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Dr:-C/rahmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.

Xubnaha la Magacaabay Waxay Kala Yihiin:-

1-Cabdi Qaadir Jirde Gudoomiyaha ku Meel Gaadhka ah Ee Xisbiga Waddani.

2-Xirsi xaaji Cali Xasan Hogaamiyaha Xidbiga Waddani.

3-Cabdi/risaaq Khaliif Maxamed Gudoomiye Ku Xigeenka 1 aad Ee Xisbiga Waddani.

4-Jamaal Jaamac Xaamud Ku Xigeenka Xooghayaha guud ee Xisbiga Waddani.

5-Cabdilaahi Ahmed Maxamed Xubin Hogaanka Xisbiga waddani ah

6DF3FD02-0E8E-43B1-9B46-DD1C26FB82E3