War Deg Deg Ah: Ra’isul Wasaaraha Itoobiya oo goordhaw gaaray Eritrea iyo soo dhaweyn aan …July 08.18

War Deg Deg Ah: Ra’isul Wasaaraha Itoobiya oo goordhaw gaaray Eritrea iyo soo dhaweyn aan …

Waxaa goordhaw magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea booqasho taariikhi ah ku tagay Ra’isul Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo

Salaanmedia/Addis ababa