Daawo Muqaal:Guddoomiye Cirro Oo Hambalyo U Diray Bulshada Somaliland Munasibaadda Ciidul Adaxda Awgeed .Aug 21.18

Daawo Muqaal:Guddoomiye Cirro Oo Hambalyo U Diray Bulshada Somaliland Munasibaadda Ciidul Adaxda Awgeed .Aug 21.18

ciro

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), wuxuu guud ahaanba shucuubta Muslimiinta ah, gaar ahnaa shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ugu hambalyeynayaa munaasibadda Cidal-adxa  21 8/ 2-18 Waxaan shuucubta Islaamka alle uga baryeyaa inuu sannadkan sannadkiisa ku gaadhsiiyo barwaaqo iyo bash-bash.”

Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxa sidoo kale si gaara hambalyo ugu dirayaa Ciiddammada kala duwan ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, xaasaskooda, caruurtooda iyo weliba shaqaale-weynaha, iyo guud ahaan-ba shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay kala joogaan gudo iyo dibad-ba, isagoo ku hambalyeynaya munaasabada qiima badan ee ciidan Ad-xada Awgeed oo ku beegan maalinta Beri 21 /8/2018, waxaanu u rajaynaya inay ku ciidaan caf iyo caafimaad .

Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Cirro, waxa umadda reer Somaliland ku hambalyeynayaa munsabaada qiimo badan ee Ciidal Adxada,waxaanu illaahay uga beryayaa inuu nabad iyo caafimaad qab ku gaadhso ciidan ciideeda bulshada reer Somaliland iyo barwaaqo

Salaanmedia/Hargeysa