(Akhriso) Madaxda Dowlada goboleedyada Somaliya oo war ka soo saaray qaska Siyaasadeed ee Galmudug..Sep 18.18

MADAXDA-MGOBOLEEDYADAQoraal goor dhow ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda ayaa mar kale eedeyn loogu jeediyay dowladda Sooomaaliya ay oo sheegeen inay maamulka Galmudug faragelin ku heyso.

War ka soo baxay Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu caddeeyay inuu la shaqeynaayo Guddoonka Baarlamaanada Hirshabeelle iyo Galmudug si ay u bilaabaan qalalaashe Siyaasadeed.

Qoraalka ka soo baxay golaha ayaa sidan u qornaa sidatan:-