Xisbiga Waddani oo shir ku yeeshay magaaladda London,Xoghayaha Xisbiga oo goobjoog ka ahaa iyo dib u habayn lagu sameeyey Gudida xisbiga ee UK..Sep 12.18

Xisbiga Waddani oo shir ku yeeshay magaaladda London,Xoghayaha Xisbiga oo goobjoog ka ahaa iyo dib u habayn lagu sameeyey Gudida xisbiga ee UK..Sep 12.18
41503616_326049264882492_5437416575122538496_nXISBIGA WADDANI SOMALILAND NATIONAL PARTY
LAANTA UNITED KINGDOM1
Shirar is daba jooga oo ay yeesheen guddida fulinta xisbiga Waddani UK, waxa ay isla garteen in loo baahan
yahay in dib-u-dhis iyo dar-dar gelin lagu sameeyo dhammaan qaybaha kala duwan ee waaxyahay xisbiga
Waddani ee dalka United Kingdom (UK). Sidaa darteen, waxa ay guddidu isku raacday in tayayn iyo dib-u�dhis lagu sameeyo guddidii hore ee xisbiga Waddani UK. Sidaa awgeed guddidu shir ay yeesheen Sabtidii
25th August 2018 waxa ay isku raaceen in laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 25th August 2018
xubnaha liiska kor ku xusan ee warqadani sida tooska ah ugu socotaa ay noqon doonaan Guddida Fulinta
XISBIGA WADDANI41488601_264106960899428_1568994992528031744_n
SOMALILAND NATIONAL PARTY
LAANTA UNITED KINGDOM
Ref: XIS/WAD/UK/135/2018 Taariikh: 25th August 2018
Ujeedo: Liist Guddida Cusub Ee Waddani UK
OG: Xarunta Dhexe ee Xisbiga WADDANI Hargeysa
OG: Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Hargaysa
OG: Hogaamiyaha Xisbiga WADDANI Hargaysa
OG: Gudoomiyaha Qaarada Europe Bristol
Magaca Xilka Degaanka
KU: Maxamed Cali Maxamuud Gudoomiyaha Waddani UK London
KU: Cabdi Cige Axmed G/ku xigeen 1aad Waddani UK London
KU: Cabdisamad Cali Ducaale G/ku xigeenka 2aad Waddani UK London
KU: Cabdalle Saleebaan Dafle G/ku xigeenka 3aad Waddani UK London
KU: Farxaan Muxumed Aw�Guuleed Xoghayaha Guud Waddani UK London
KU: Rooda Cumar Cali Gudoomiyaha G/Haweenka Waddani UK London
KU: Faa’isa Cabdi Bahal G/Ku Xigeenka G/Haweenka Waddani UK London
KU: Khadiija Xuseen Maxamed Xoghayaha Xidhiidka Caalamiga Waddani UK London
KU: Maxamed Cabdillaahi Ciise Xoghaya Siyaasadda Waddani UK Sheffield
KU: Maxamed Cumar Mataan Xoghayaha Warfaafinta Waddani UK Sheffield
KU: Maxamed Cali Nuur Xoghayaha Horuumarita Maamul Wanaaga
Waddani UK Birmingham
KU: Maxamed Aw-Yusuf Xuseen Xoghayaha Xuquuqul Insaanka Waddani UK Birmingham
KU: Axmed Maxamuud Ismaaciil Xoghayaha Diiwaan Gelinta Xubnaha Waddani UK London
KU: Axmed Cabdillaahi Cali Xoghayaha Caddaaladda Waddani UK London
KU: Deeqa Yusuf Nuur Xoghayaha Dhaqaalaha Waddani UK London
KU: Xasan Ismaaciil Maxamed Xoghayaha Dabagalka iyo Xisaabaadka Waddani
UK London
KU: Fatxi Ciise Fagaase Xoghayaha Ciyaaraha Waddani UK Sheffield
KU: Cabdi Xaashi Xoghayaha Arimaha Bulshada Waddani UK London
KU: Nagiib Cismaan Gudoomiyaha London London
KU: Xasan Finiin Afhayeenka Waddani UK London
KU: Maxamed Qawdhan
(Yoolac)
Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyi Gelinta Waddani
UK London
KU: Cabdi Maxamed Ismaaciil Xoghayaha Borotokoolka Waddani UK London
KU: Xamse Saxardiid Kaahin Gudoomiyaha G/Dhalinyarada Waddani UK Bristol
KU: Yusuf Sadexle Xoghayaha Xidhiidhka Laamaha Waddani UK Sheffield
KU: C/raxmaan Cawil Maxamuud Madaxa Tababarka Waddani UK Sheffield
KU: Ilyaas Maxamed Jaamac
(Ilyaas Kenyaata) Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Waddani UK London
KU: Cabdirashiid Xuseen Sayre Ku Xigeenka Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyi
Gelinta Waddani UK London

41488601_264106960899428_1568994992528031744_n 41503616_326049264882492_5437416575122538496_n 41537135_1915908778713417_5792264917692186624_n